Nabad Sugidda Jubbaland Oo Fashiliyay Miinooyin Ay Al Shabaab Ku Aaseen Jubbada Hoose

30
1037

Ciidamada nabad sugidda junbaland ayaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen gobalka jubbada hoose waxa ay ku fashiliyeen miinooyin ay al shabaab ku aaseen deegaanka gosha ee gobalkaasi.

Idaacadda ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa baahisay in ciidamada nabad sugidda qeybta jubbaland ay howlgal ka sameeyeen deegaanka gosha oo jubbada hoose ka tirsan islamarkaana ay ciidamadu fashiliyeen miinooyin ay al shabaab aaseen.

Saraakiil ka tirsan ciidamada ayaa sheegay in miinooyinkaasi ujeedkooda uu ahaa in lagu dhibaateeyo dadka shacabka ee isticmaala wadda dheer deedaanka gosha balse ay ka hortageen dhibaatadaasi ay qorsheynayeen dagaallamayaasha al shabaab.

Ciidamada nabad sigidda ee ka howlgala deegaanada jubbaland ayaa tiro dhowr jeer ka hortagay miinooyin ay al shabaab ku aaseen waddooyinka mara deegaanada gobalka jubbada hoose, waxaa mararka qaar ay ciidanku qabtaan xubno al shabaab ka tirsan gaar ahaan kuwa u qaabilsan aasidda miinooyinka.

30 COMMENTS

  1. Asking questions are actually good thing if you are not understanding something totally, but this article provides fastidious understanding even. Gratiana Cyrillus Zobe

  2. Hello! I could have sworn I’ve been to this blog before but after browsing through some of the post I realized it’s new to me. Anyways, I’m definitely happy I found it and I’ll be book-marking and checking back frequently!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here