War-Murtiyeed wadajir oo ay soo sareen wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya, GOS iyo xiriirada kala duwan ee dalka.
War-Murtiyeedkan ayaa diiradda lagu saaray Ciyaartii kama dambeysta tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir.
Dad badan ayaa maanka ku haya dhibaatadii ka dhacday Garoonka kubada cagta ee Eng yariisoow oo kumanaan ruux ay ku lug go`een.
Halkaan ka akhriso.