Ciyaartii Fiinaalka Degmooyinka Gobalka Banaadir oo caawa baaqday (Sawiro)

0
673

Ciyaarta Finalka Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir oo baaqatay, waxaana Kulanka fiinaalka ah uu dhexmari lahaa Degmooyinka Waaberi iyo dharkenley.

Sababaha uu u baaqay waxaa la sheegayaa inay tahay cilad farsamo oo dhanka Korontada ah ka dib markii ay Korontadu baxday Go”aankaasi la gaaray.

Garoonka Eng yariisoow EX koonis ayaa caawa waxaa buux dhaafiyay kumanaan ruux oo ka kala yimid Degmooyinka Gobalka banaadir, iyagoona markii dambe dib ugu laabtay Xaafadahooda.

Maamulka gobalka banaadir ayaa inta badan eeda dhusha loo saari doonaa madaama la sheegayo cillad dhanka dabka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here