Finaalka Degmooyinka gobalka Banaadir oo la shaaciyay xilliga uu dhacayo (Akhriso)

0
342

Xilliga uu dhacayo Kulanka ugu dambeeya ee tartanka kubbadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir oo la shaaciyay.

Finaalka koobkaan ayaa u dhaxeeya Kooxaha kala metelaya Degmooyinka Dharkenley iyo sidoo kale degmada waaberi oo koobaan difaacanaysa.

in mudda ah ayuu xayirnaa koobkaan in uu dhaco waxaana la qorsheenayaa inuu dhaco xilli habeen ah.

Dharkenley iyo Waberi.
Khamiis: 7:00 PM (Fiidnimo)
Goobta: Eng. Yariisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here