Waxaa Maanta Lagu wadaa In uu Furmo Tartanka U-15 maadaama Lagu Martigalinaayo Magaalada Asmara Ee Dalka Eritrea
Xili Lagu Daah Furi Doona Dalalka Keenya U-15 Iyo Somalia U-15 Ayagoo Ku Ciyaaraya Garoonka Cicero Stesium Saacda 2:00pm Waana Kulan Xamaasad Leh Walow Kulankooda Ugu Horeeyay Ee Isgaga Hor imaanayaan Uu yahay Balse Waxee Horay Iskaga Hor imaadeen Tartanka Barige Iyo Bartamaha Africa 17 jirada iyadoo Xulkeena Somalia Oo 1-0 Ku adkaaday kuna Darso Goalkaas Uu Qaranka Somlia 17 Jirada U Ansaxiyay Lcp Farxaan Maxamed Ahmed Oo ku Magac dheer Farxaan Xidig
Wiilasha Da’da yar Ee Xulka Qaranka Somalia aYaaa Dhiira Gelin Aad U wngsn mar Walpo Ka Hela X.k.s
Koobka Cececfa U-15 waxaa ka qeyb galaya ilaa 11 Dal oo loo Kala Qeybiyay Group A Iyo Group B
Group (A) Group (B)
1:Somalia 1:Ethpopia
2:Burundi 2:South sudan
3:Sudan 3:Rewanda
4:Kenya 4:Uganda
5:Eritrea 5:Tanzania
Xirfadlayaasha Somali Ayaa Group A Hugaamineya waxaana Kula Wehliya , wadanka Suudan iyo Wadanka Burundi iyo wadanka Eritrea iyo Wadanka Kenya.
Sikastaba Furitaanka Tartankaan Waxaa Ka soo Qeyb Galaya Madaxweynaha Fifa Giani infatino Iyo Madaxweynaha Qaarada Africa Ahmed Ahmed Iyo DHmaan Dalalka Ka Qeyb Qaadanaya
Ogeysiis:
Taranka:Barige iyo Bartamaha Africa
Wadamada:Somalia U-15 Vs Kenya U-15
Magaalada:Asmara
Saacada:2:00pm
Garoonka:Cicero Stedium
ila soco waqti kasta halkan