Kooxda Manchester city oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub (Sawiro)

0
241

RASMI: Kooxda Manchester City oo soo Bandhigtay Saxiixeeda cusub ee João Cancelo, waxuuna jeediyay Khudbad soo jiidasha leh.

City waa koox cajiib ah, oo leh tababare fiican, waana ku faraxsanahay inaan halkaan imaado…”

Waan ku faraxsanahay inaan ka barbar ciyaaro xidigo aduunka looga jecelyahay, waana ku Haminaayay mar uun inaan Qeyb ka noqdo shaxda M city ayuu yiri João Cancelo.

Xidigaan daafaca midig ka dheera ayaa la siiyay lambarka 27-aad ee Kooxda waxuuna kaga soo biiray JUVA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here