Daawo 20 xidig ee dunida Qiimaha ka lahaa laakiin sanadkaan Hoos u dhacay

0
231

Waxaa hoos u dhac weyn uu siyaabo kala duwan ugu yimid qiimaha ay suuqa ka joogaan xiddigo badan ee ku xamaasha xiligan kubadda cagta, kuwaasoo ay ka mid yihiin tiro badan oo ka mid ah xiddigaha kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, isla markaana bilihii ugu dambeeyay uu ku yimid hoos u dhac weyn ee dhanka suuqa.

Kooxaha Real iyo Barca ayaa ku yeeshay magacyada xiddigaha ugu badan ee liiska ka kooban 20 ciyaaryahan uu hoos u dhac weyn ku yimid qiimaha ay ka joogaan suuqa kala iibsiga sanadkan 2019.

Halkaan hoose ka eeg liiska 20-ka xiddig ee kubadda cagta ciyaara uu hoos u dhac weyn ku yimid qiimaha ay ka joogaan suuqa 7-dii bilood ee lasoo dhaafay:

Philippe Coutinho: Bishii hore ee Janaayo wuxuu ku qiimeysnaa (140 milyan)… Hada (90 milyan)… Hoos udhaca 50 milyan oo euro.

Marcelo: Janaayadii lasoo dhaafay wuxuu ku qiimeysnaa (70 milyan)… Xilligan (25 milyan) .. Hoos u dhac 45 milyan euro ah.

Paulo Dybala: Janaayo (110 milyan)… Hadda (85 milyan) .. Hoos u dhac 25 milyan oo euro ah.

Sergio Busquets: Janaayo (75 milyan)… Xilligan (50 milyan) .. Hoos u dhac 25 milyan oo euro ah.

Samuel Umtiti: Bishii hore ee Janaayo (70 milyan)… Hadda (45 milyan)… Hoos u dhac 25 milyan oo euro.

Ivan Rakitic: Bishii Janaayo (65 milyan)… Hadda (40 milyan).. Hoos u dhac 25 milyan oo euro

Antoine Griezmann: Bishii Janaayo (150 milyan)… Hada (130 milyan)… Hoos u dhac 20 milyan oo euro.

Kevin De Bruyne: Bishii Janaayo (150 milyan) … Hadda (130 milyan) .. Hoos u dhac 20 milyan euro ah

Mauro Icardi: Bishii Janaayo ee lasoo dhaafay (100 milyan) .. Hada (80 milyan) .. Hoosudhaca 20 milyan oo euro ah.

Toni Kroos: Bishii Janaayo (80 milyan) … Hadda (60 milyan) .. Hoos u dhac 20 milyan oo euro

Gareth Bale: Bishii Janaayo (80 milyan) .. Hadda (60 milyan) .. Hoos u dhaca 20 milyan oo euro.

Marco Asensio: Bishii ee hore Janaayo (80 milyan) .. Hadda (60 milyan) .. Hoos u dhac 20 milyan euro ah

Jordi Alba: Bishii Janaayo (70 milyan) .. Hada (50 milyan) … Hoos u dhaca 20 milyan oo euro ah.

Thomas Lemar: Bishii hore ee Janaayo (60 milyan) … Hadda (40 milyan) .. Hoos u dhaca 20 milyan oo euro ah.

Isco: Janaayo (75 milyan) … Hada (60 milyan) .. Hoos u dhac 15 milyan oo euro ah

James Rodríguez: Janaayo (65 milyan), hadda (50 milyan), hoos u dhac 15 milyan euro ah

Edinson Cavani: Janaayo la soo dhaafay (55 milyan) … Hada (40 milyan) ..Hoos u dhac 15 milyan euro ah.

Gonzalo Higuaín: Bishii hore ee January (50 milyan) .. Hadda (35 milyan) .. Hoos u dhac 15 milyan euro ah.

Adrien Rabiot: Bishii hore ee January (50 milyan) .. Hadda (35 milyan) .. Hoos u dhac 15 milyan euro ah

Diego Costa: (Bishii hore ee January (40 milyan) .. Xilligan (25 milyan) … Hoos u dhac 15 milyan euro ah.

Wargeysja The Transfer ayaana xogtaani daabacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here