Dhageyso gooba ganacsi oo ku yaalla suuqa Bakaaraha oo maanta la bur buriyay

0
297

Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan kan degmada Howlwadaag ayaa burburin ku wado suuqa Bakaaraha gaar ahaan goobaha ay ku ganacsadaan dadka leh ganacsiyada yar yar.

ciidamo fara badan ayaa lagu daa diyay suuqa weyn ee bakaaraha waxaana la sheegayaa in la bur burinayay goobaha ganacsi ee sida sharci darada ah uga dhisan wadooyinka suuqa bakaaraha.

Maamulka Degmada Howlwadaag ayaana arintani fulinaya, sida ay inoo sheegeen dad ku sugan suuqa bakaaraha.

Halkaan Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here